TAARIIKHDA FACEBOOK
Facebook Waa Bar-Bulsho Oo Toos Ah (Online), Waxaana Aas'aasay Mark Zuckerberg, Bishii February, 2004. Waxaana Ku Wehliyay Fikradaas Saaxiibadiis Oo Ay Qol (Makhsin) Qudha Wadaageen, Arday na Kawada Ahaa Jaamacadda Harvard Ee Dalka Maraykanka. Kuwaas Oo Kala Ah :
Eduardo Saverin, Andrew Mccollum, Dustin Moskovitz Iyo Chris Hughes.
Magaca "Facebook" Wuxuu Ka Yimid Eray Suuqeed, Ay
Isticmaalaan Ardayda Jaamacadaha Maraykanka.
Kamid Noqoshadda Facebook Wuxuu Kolkii Hore Ku Koobnaa Ardayda Dhigata
Jaamacadda Harvard, Kadib Ayuu Ku Fiday
Jaamacadaha Kale Ee Dalka, Iyo Dugsiyadda Sare.
Sanadkii 2011, Facebook Wuxuu U Wareegay Xaruntiisa Dhexe Ee Magaaladda Menlo Park Ee Gobolka California.
Shirkadaha Faraca Ka Ah Facebook Waxaa Kamid Ah:
Instagram Oo Ay Ku iibsatay Adduun Gaadhaya $1 billion, April 2012. WhatsApp Oo Ay Ku iibsatay Adduun Gaadhaya $19 billion, February 2014. Iyo Oculus VR Oo Ay Ku iibsatay Adduun Gaadhaya $2 billion, March 2014.

Sida Lagu Qoray Barta Tirakoobka Internet isticmaalashaasha Caalamiga ah Ee http://www.internetlivestats.com,
Facebook Hadda Waxaa Isticmaala (active users. 1.39 billion Oo Dad ah.
Facebook Waxaa Xannibay Dowladdo Dhowr ah, Oo Ay ka mid
yihiin: China, Iran, Pakistan, Syria,
iyo Uzbekistan, Balse Waxuu Noqday December 2011. Website-ka 2-aad Ee Loogu
Isticmaal Badan Yahay Dalka Maraykanka,
Google Kadib.
Shaqaalaha Facebook
Facebook Waxaa U shaqeeya Shaqaale Gaadhaya 9,199 Qof (December, 2014).
Dhaqaalaha Facebook.
Shirkaddu Waxay Faa'iiday Sanadkii 2014-ta $12.466 billion (2014). Hantida Guud Ee Facebook Waa $40.184 billion (2014)
Madaxda Facebook.
Mark Zuckerberg. Waa Amerikan Ku Dhashay Newyork, May 14, 1984. Waana Madaxa, Ahna Milkiilaha Facebook (facebook.com/zuck)
Sheryl Sandberg Waa Amerikanad, Ku Dhalatay
Washington, D.C, Sanadkii 1969-kii
Waana Madaxa Xafiiska Howlgaladda.
Elliot Schrage Waa Amerikan, Ku Dhashay Dalka
Mareykanka, Sanadkii 1960.Waa Madaxa Isgaarsiinta iyo Xidhiidhka.
Facebook Waa Bar-Bulsho Oo Toos Ah (Online), Waxaana Aas'aasay Mark Zuckerberg, Bishii February, 2004. Waxaana Ku Wehliyay Fikradaas Saaxiibadiis Oo Ay Qol (Makhsin) Qudha Wadaageen, Arday na Kawada Ahaa Jaamacadda Harvard Ee Dalka Maraykanka. Kuwaas Oo Kala Ah :
Eduardo Saverin, Andrew Mccollum, Dustin Moskovitz Iyo Chris Hughes.
Sanadkii 2011, Facebook Wuxuu U Wareegay Xaruntiisa Dhexe Ee Magaaladda Menlo Park Ee Gobolka California.
Shirkadaha Faraca Ka Ah Facebook Waxaa Kamid Ah:
Instagram Oo Ay Ku iibsatay Adduun Gaadhaya $1 billion, April 2012. WhatsApp Oo Ay Ku iibsatay Adduun Gaadhaya $19 billion, February 2014. Iyo Oculus VR Oo Ay Ku iibsatay Adduun Gaadhaya $2 billion, March 2014.

Sida Lagu Qoray Barta Tirakoobka Internet isticmaalashaasha Caalamiga ah Ee http://www.internetlivestats.com,
Facebook Hadda Waxaa Isticmaala (active users. 1.39 billion Oo Dad ah.
Shaqaalaha Facebook
Facebook Waxaa U shaqeeya Shaqaale Gaadhaya 9,199 Qof (December, 2014).
Dhaqaalaha Facebook.
Shirkaddu Waxay Faa'iiday Sanadkii 2014-ta $12.466 billion (2014). Hantida Guud Ee Facebook Waa $40.184 billion (2014)
Madaxda Facebook.
Mark Zuckerberg. Waa Amerikan Ku Dhashay Newyork, May 14, 1984. Waana Madaxa, Ahna Milkiilaha Facebook (facebook.com/zuck)
Sheryl Sandberg Waa Amerikanad, Ku Dhalatay
Washington, D.C, Sanadkii 1969-kiiWaana Madaxa Xafiiska Howlgaladda.